Philippe Coutinho” wuu Dhamaaday Qaab Ciyaareedkii xumaa

0

Kubad sameeyaha kooxda Liverpool Philippe Coutinho ayaa aaminsan in uu dhamaaday qaab ciyaareedkiisa xumaan u soo bandhigaayay kulamadii dambe ee Horyaalka dalka Ingiriiska.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Brazil ayaa sugaayay goolashii uu ka dhaliyay kooxda Chelsea 710-daqiiqo madaama kulamadii dambe uusan wax Gool ah dhalinin xidigaan qadka dhexe ka ciyaara

Dhanka kale Laacibkii Hore ee kooxda Inter Milan Philippe Coutinho   ayaa Labo Gool oo cajiib ahaa ka dhaliyay kooxda Chelsea kadib ciyaar ka dhacday Garoonka Stamford Bridge ee Galbeedka Magaalada London

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here