Mauricio Pochettino oo ka Hadlay Cadaadiska Saaran Macalimiinta Horyaalka dalka Ingiriiska

0

Macalinka kooxda Tottenham Mauricio Pochettino ayaa ka Hadlay farqiga u dhaxeeya Horayaalada kale iyo kan dalka Ingiriiska ee Premier League oo xiligaan ka shaqeeyo

Isagoo saxaafada la Hadlay ka Hor kulanka ay kooxdiisa ciyaareeso ayuu sheegay macalinka reer argentine In Macalimiinta Horyaalka dalka Ingiriiska ay waqti walba ka baqaan in shaqada laga ceeriyo taasina ay tahay mid Horyaalka dalka Ingiriiska uu kaga duban yahay Horyaalada kale sida Spain, France. argentine iyo Talyaaniga.

Kooxda Totehhan ayaa Mudooyinkii dambe shaqada kooxdaas ka ceyrisay macalimiin kala duban kuwasoo ku fashilmay in ay wax badan ay ka qabtaan Kooxda Magaalada London,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here