War Deg Deg: Kooxo Hubeysan oo Weerar ku Qaaday Hoteel Saxafi ee Magaalada Muqdisho

0

Wararka naga soo gaaraya Hoteel saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in saakay ay kooxo hubeysan ay weerar isqarxin ah iyo kuwa Toos ah ay ku qaadeen Hoteelka oo ku Yaala agagaarka Kmg 4

Gaari ka ak dhawaa Hoteelka saxafi ayaa la sheegay in Markii Hore uu qarxay waxaana xigay rasaas ay is weedeersadeen ilaaladii Hoteelka iyo kooxdii Hubeysneed ee weerarka soo qaaday

Waxaa Haatan la Tilmaamayaa in kooxdii Hubeysneed ay Gudaha u gashay Hoteelka waxaana Hoteelka Haatan so gaaray Ciidamo aad u Fara badan oo ka Tirsan kuwa dowlada soomaliya si ay Hoteelka ugu soo saaraan kooxda Hubeysan

Hoteel saxafi ayaa kamid ah Hoteelada ugu caansan Gudaha Magaalada Muqdisho waxaana Hoteel dagan Mas’uuliyiin ka Tirsan dowlada soomaliya ilaa haatan lama ogo qasaaraha Rasmiga ee ka dhashay weerarka saakay Lagu qaaday

Dhanka kale Ilaa haatan wax war ah kama soo bixin dhanka al-shabaab ay kaga Hadlaayaan weerarkii saakay lagu qaaday Hoteelka saxafi ee Magaalada Mugdisho

wixi kusoo Kordha simbanews.com

58bb0d92

Somali policemen carry a wounded person to an ambulance outside the Sahafi Hotel in Mogadishu, Somalia Sunday, Nov. 1, 2015. A Somali police officer says an explosion followed by heavy gunfire has been heard at a hotel in the Somali capital. The hotel is often frequented by Somali government officials and business executives. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

bbd0cd88

A Somali policeman runs through the wreckage outside the Sahafi Hotel in Mogadishu, Somalia, Sunday, Nov. 1, 2015. A Somali police officer says an explosion followed by heavy gunfire has been heard, thought to have been caused by a suicide car bomb, at the hotel often frequented by Somali government officials and business executives. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

f5450174 fe106636 hotel-sahafi1

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here