Maamulka Magaalada Beledweyne ayaa ka Hadlay Dagaalkii Goor dhaweyd ka Dhacay Magaalada Beledweye

0

Maamulka magaalada Beledweyne ee dowlada soomaliya  ayaa ka Hadlay dagaalka Goor dhaweyd ka dhacay Magaalada Beledweynee xarunta gobolka Hiiraan

Gudoomiyaha Magaalada Beledweyne ee dowlada soomaliya Qalaafow oo la Hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in sacadaha soo socdo la kala dhaxgali doono Maleeshiyo Beeleedyo ku dagaalamay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

Dhanka kale Gudoomiye qalaafow ayaa ka Gaabsaday in uu ka Hadlo wixii sababay dagaalka Goor dhaweyd ka dhacay Magaalada Beledweyne oo ilaa Haatan socda iyo qasaaraha ka dhashay dagaalka

Sidoo kale wariye  Careys oo ka Howlgala Magaalada Beledweyne ayaa ku dhaawacmay dagaalkii  ka dhacay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka hiiraan

 Wixii ku soo kordha dagaalka Magaalada Beledweyne kala soco simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here