Dowlada mareykanka ayaa amartay in cuna qabateenta mudada saarneed dalka iiraan laga qaadayo.

0

Madaxweynaha dalka mareykanka brack obama ayaa sicad u sheegay in dowlada iran laga qaadayo cuna qabateenta saran , waxaana uu obama sheegay in hada waxii ka dambeeya ay dowlada mareykanka eegeeyso hishiiskii magaalada viena ee dalka austaria ay kuwada gaareen labada dal.

Shaki kuma jiro in afarta iyo lixda bilood ee soo aadan laga qaadayo cuna qabateenta ayuu yiri  Madaxweynaha wadanka Mareykanka Brack obama oo ka Hadlaayay aqalka cad ee dalka Mareykan

Kadib murankii barnaamijka nucklerka ee mareykanka iyo iiraan ayaa dalka iiraan la saaray cuna qabateeno ku aadan dhanka ganacsiga.

Hada mareykanka iyo iiraan ayaa wada gaaray hishiis xoogan oo ku aadan barnaamijka nuklerka ee dowlada  iiraan.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here