Dowlada Afgaanistan iyo kooxda Taalibaan ayaa wada Hadalo Nabadeed uga Furmeen Dalka pakistaan.

0

Magaalada islamabaad ee xarunta dalka pakistaan ayaa waxaa ka furmay wado hadalo u dhaxeeya masuuliyiinta afgaanistaan iyo kooxda taalibaan, iyadoo wada hadalada ay horay uga socdeen dalkaasi pakistaan.

Wada hadalada ayaa socon doona 4 maalmood waxaana daah furay reseal wasaaraha  dalka pakistaan ee naward shariif.

Taalibaan iyo dowlada afgaanistaan  ayaa muddo 14 sano kuwada dagaalamaayo dalka afgaanistaan waxaana horay u fashilmay wada hadalo ay wada qaateen labada dhinac.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here