Walter Samuel oo ku dhawaaqay in uu xirfada Kubada Cagta ka Fadhiisan doono xili Ciyaareedkaan markuu dhamaado

0

Xidiga Walter Samuel ayaa ku dhawaaqay in uu ciyaaraha ka Fariisan doono Markuu dhamaado xili ciyaareedkaan

Walter Samuel oo 37-jir ah ayaa waqti  wanaagsan ku qaatay qaarada Yurub isagoona usoo ciyaaray kooxaha Inter Milan, Real Madrid, AS Roma iyo Boca Juniors.

Waxa uu xirfadaha kubada Cagta ku dhax jirey Muda aad u Fara badan waxuuna dhawaan ku biiray kooxda dalka Switzerland ee FC Basel

Neue Zurcher Zeitung isagoo u waramaayay ayuu sheegay xidigii Hore ee xulka dalka Argentine Walter Samuel in la gaaray xiligii uu ka Fariisan lahaa xirfadiisa Kubada Cagta

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here