Mats Hummels : Macalin Jurgen Klopp waxa uu ku Guuleysan Doonaa shaqada kooxda Liverpool

0

Daafaca kooxda Borussia Dortmund Mats Hummels ayaa aaminsan in macalinkii Hore ee kooxda Borussia Dortmund uu ku guuleysan doono shaqada kooxda Liverpool ee Horyaalka Ingiriiska

Liverpool ayaan wali ku Guuleysan Horyaalka dalka Ingiriiska Tan iyo sanadkii 1990 laakin macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp ayaa loogu Fahdiyaaa in uu wax badna ka Badali doono shaqada kooxda Liverpool

Liverpool ayaa Haysata 19-koob oo Horyaalka dalka Ingiriiska waxaana Mudooyinkii dambe ay la daala dhacaysay Tabardaro daran  oo ku aadna in aysan Gaari Maal waa weyn

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here