Dhageyso:-Kulamo looga hadlaayo la dagaallanka Al-shabaab oo Cadaado ka Dhacay.

0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed  Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Maanta Waxaa uu kulan la leeyahay Saraakiisha Ciidamada Ammaanka Maamulka Galmudug ee Magaalada Cadaado.

Mudane Maxamed Sh.Xasan Taliyaha Booliska Soomaaliya Waxaa lagu waramayaa in kulamadan uu la leeyahay Saraakiisha Ammaanka galmudug looga hadlaayo la dagaallanka Xarakada Al-shabaab iyo sidii deegaanada Maamulkaasi loogasaari lahaa alshabaab.

Taliye ku Xigeenka Ciidanka Daraawiishta galmudug oo la hadlay idaacadda Simba ayaa Waxaa uu sheegay inay kulamo gaara maanta ay la qaadanayaan Taliyaha Booliska Soomaaliyeed.

Hoos ka dhageyso Codka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here