Dhageyso:-Ahlusunna oo sheegtay in ay kala hadlayan Madaxda Koonfur Galbeed Soo Xulista baarlamaank maamulkaasi.

0

Sh.Isxaaq Xuseen Mursal geesa dheere oo kamida Saraakiisha Ahlu-sunna ayaa u Sheegay Idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho in Masuuliyintooda iyo kuwa Koonfurgalbeed uu hadda u socdo wadahadal ku saabsan sidii ahlusunna ay u helilahaayeen xubnaha ay ku leeyihiin baarlamaanka koonfurgalbeed.

Waxaa uu sheegay in hadda Baydhabo ay ka Socdaan kulamo gaara oo looga hadlaayo sida ugu fudud ee koonfurgalbeed baarlamaankiisa ay kaga mid noqonayaan ahlusunna.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here