Koox Lagu Tuhmaayo al-shabaab oo Af-duub u geysatay Macalimad ka shaqeysa Gobolka Woqooyi Bari Kenya

0
The new Ifo II camp was built to try and ease the severe overcrowding in Dadaab, where camps designed for 90,000 people now shelter over 380,000. Yet despite the influx of new arrivals, Ifo II remains empty as the Government of Kenya has refused to allow people to move in. Water systems, latrines and healthcare facilities are ready to use but are standing idle. Another planned extension known as Ifo III has also stalled.

Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in rag lagu Tuhmaayo in ay ka Tirsan yihiin al-shabaab  ay af-dubteen Macalimad Baro ka aheyd gobolka waqoooyi Bari ee dalka Kenya

Waxaa la sheegay in ay af-dubteen kooxo lagu Tuhmaayo in ay ka Tirsan yihiin al-shabaab xili ay la socotay gadiidka laga isticmaalo Gobolka woqooyi Bari Kenya oo loo yaqaano matatu sida uu sheegay Taliyaha Booliska xarida dadaab Raphael kamilo

Dhanka kale Kooxda ku Hubeysan Hubka fudud ayaa la sheegay In rasaas ay ku Fureen baabuurka ay la socotay judy Matua oo aheyd Macalimad Gobolka waqooyi Bari ka shaqeysa

Ilaa hada lama Ogo Halka ay geeyeen kooxda Hubeysan macalimada ka shaqeyn Jirtay Gobolka woqooyi Bari ee dalka Kenya

Dhanka kale Xarakada Al-shabaab wali Kama Hadlin af-duubka ka dhacay qeybo kamid ah Gobolka Woqooyi Bari wadanka Kenya

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here