Ciidamada Nabad sugida oo la Wareegay Amaanka goobtii ay kusoo Dhacday Diyaaradii Rakaabka aheyd

0

Ciidamada Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka dowlada soomaliya ayaa maanta la wareegay amaanka Goobtii ay kusoo dhacday Diyaaradii shalay ku dagan weysay Garoonka diyaaradaha  Magaalada Muqdisho

Taliyaha Ciidamada Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka c/risaaq Tuur Yare oo saxaafada La hadlay ayaa sheegay in ciidamada Nabad sugida ay la wareegeen Gabi ahaanba amaanka Goobtii ay ku soo dhacday diyaaradii shalay ku dagan weysay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho

Shalay ayay aheyd Markii diyaarad ku Rakaabka ah ay kusoo dhacday deeganka carbiska ee duleedka Magaalada Muqdisho kadib markii ay ku dagan weysay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here