Xavi : Waxaan ogolaaday in aan ku biiro kooxda Manchester United

0

Laacibkii Hore ee kooxda Barcelona iyo xulka dalka Spain Xavi ayaa sheegay in uu ogolaaday in uu u dhaqaaqo Horyaalka dalka Ingiriiska isagoona ku biirayo midkood kooxaha Manchester United ama Liverpool

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Spain oo waqti wanaagsan ku qaatay Horyaalka dalka Spain gaar ahaan kooxda Barcelona ayaa markii dambe ku biiray kooxda dalka Qatar ka ciyaarta ee Al Sadd kadib 24-sano uu  ku sugnaa kooxda Barcelona

Isagoo wareysi siinayay Eurosport ayuu sheegay in uu ku dhawaaday u dhaqaaqista midkooda kooxaha Manchester United ama Liverpool ka Hor inta uusan kuu biirin kooxda Al Sadd

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here