Xulka dalka Brazil oo shaaciyay in uu dhaawac soo Gaaray xidiga Paris Saint-Germain  David Luiz

0

Daafaca kooxda  Paris Saint-Germain  David Luiz ayaa la xaqiijiyay in uu seegi doono kulanka ay todobaadkaan ay la ciyaari doonaan xulka dalka Venezuela ciyaaraha isreebreebka koobka aduunka ee dalka Russia

Xidiga David Luiz oo 28-jir ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaceen weerayahanka xulka dalka Chile Eduardo Vargas intii ay socotay ciyaartii xulka dalka Brazil loogu adkaatay 2:0

Sidoo kale xiriirka dalka Brazil  ayaa xaqiijiyay in uu dhaawac uu soo gaaray xidiga goosha u qabta xulka kooxda Gremio Marcelo Grohe  sidaas Darteed aysan jirin wax badal ah oo loo isticmaalo labadaas xidig

Kooxda PSG ayaa wajahaysa caqabad ku aadan in xidigaan uu taam noqon koro kulanka ay wajihi doonaan labada kooxda ee Real Madrid ay wajihi donaan kulanka Champions League October 21. Iyo Bastia ay wajihi doonaan Todobaadka dambe

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here