Santi Cazorla”  Vicente del Bosque  Waa Hogaamiye ku Haboon shaqada xulka dalka Spain

0

Xidiga qadka dhexe ee kooxda arsenal Santi Cazorla ayaa amaan u soo jeediyay macalinka xulka dalka Spain Vicente del Bosque , kadib markii ay usoo baxeyn ciyaaraha Uero 2016 oo lagu qaban doono dalka France

Laacibka qadka dhexe ee kooxda arsenal Cazorla ayaa labo Gool dhaliyay kulankii xalay ay 4:0 ay kaga adkaadeen xulka dalka Luxembourg sidoo kale waxaa labo Gool dhaliyay laacibka kooxda Velencia ee Paco Alcacer

Isagoo saxaafada la Hadlayaayay ayuu sheegay xidiga Cazorla in uu aad ugu faraxsan yahay la shaqeyn macalinka xulka Spain oo uu ku Tilmaamay mid ku haboon in uu Hogaamiyo xulka dalka Spain

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here