Midowga yurub oo sheegay in ay hoos u dhaceen wareerada burcad badeeda ay Qaadi jireen

0

Kadib kulan ka dhacay magalada baraasalis ee xarunta midowga yurub ayaa kooxaha burcad baddeda soomaalida lagu tilmaamay in awoodoodii ay ku qaadi jireen weerarada inay  hoos u dhacday .

Midowga yurub ayaa isku raacay in boqolkiiba 70 biyaha hindiya  ee soomaaliya laga sifeeyey burcad baddeeda soomalida ee qaadi jiray weerarada lagu qaadayo maraakiibta caalamiga ee isticmaali jirey biyaha wadanka soomaalida.

Sanadkii 2009-kii ayaa midowga yurub ay ansaxiyeen qararaar ku baaqayo in laga qeyb qaato howl-galka midowga  yurub oo xiligaasi loo bixiyey magaca atlaanta oo hada ay uga howl-galaan dalalka midowga yurub biyaha soomaaliya.

Intii u dhaxeeysay sanadyadii 2008, ilaa iyo 2013 ayaa la isku raacay in awooda burcad badeeda ay hoos u dhacday .

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here