Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo Garoowe Gaaray.

0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Maxamed Sh.Xasan Xaamud iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa manta gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland

Wafdiga Taliyaha ayaa waxaa si weyn loogusoo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garoowe waxaana soo dhaweeyey saraakiil sar sare oo dhanka ciidamada ah kana tirsan maamulka Puntland oo uu ugu horeeyo Taliyaha Ciidamada Booliska Maamulka Puntland C/rasaaq Maxamud Afgaduud iyo Saraakiil kale oo puntland ka tirsan.

Taliye Maxamed Sh.Xasan Xaamud ayaa Warbaahinta garoonka Magaalada Garoowe uga waramay sababaha uu u tagay Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Hoos Ka Dhageyso Codka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here