Xarakada al-shabaab ayaa sheegatay Mas’uuliyada dilal saakay siyaabo kala duban ugu dhacay Gudaha degmada wadajir ee Gobolka Banaadir dilalkaas oo loo geystay shaqsiyaad kala duban
War kasoo Baxay al-shabaab aya lagu sheegay in ciidamada ka Tirsan al-shabaab in ay ku guuleysteen in ay dilaan rag u shaqeynaayay dowlada soomaliya oo ku sugnaa degmada wadajir
Warka ka soo Baxay al-shabaab ayaa sidoo kale Lagu sheegay in shaqsiyaadkii saakay Lagu diley Gudaha degmada wadajir ee Gobolka in uu kamid ahaa Mas’uul u qaabilsaaa dowlada soomaliya xiriirka wadamada Carabta
Marar badan waxaa ka dhacay Gudaha degmada wadajir dilal loo geystay shaqsiyaad dowlada soomaliya ka Tirsan iyo dad Rayid ah oo ku sugnaa isla Gudaha degamada wadajir

