Wararka

Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) oo Ka Badbaaday Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Miino oo saakay ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Qaraxa oo dhulka ku aasnaa ayaa ka dhacay isgoyska Banaadir Degmadda Hodan ee Magaalada Muqdisho,waxaana lala eegtay mid kamid ah gaadiidka ciidamadda Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya. Sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya,waxaa qaraxa ka badbaaday Jen. Cali Xirsi Barre ...

Read More »

Faah-Faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Faah-Faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho. Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay Meelo kala duwan ayaa ka dhacay isgoyska Banaadir Degmadda Hodan ee Gobolka Babaadir. Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal, qaraxa ayaa ahaa midka dhajiska oo gaari ay la socdeen Ciidamadda Booliska ku xirnaa waxaana jira khasaare soo gaaray ciidamadda Booliska Dowladda iyo dad Shacab ...

Read More »

Dowladda Oo Ka Hadashay Go’aanka ICJ Ee Dib U Dhigista Dhageysiga Dacwadda Badda

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa caawa ka hadlay go’aan maanta kasoo baxay maxkamadda caddaaladda caalamiga ah ( ICJ) oo lagu caddeeyay in dib loo mudeeyay xilliga garmaqalka Dacwadda Badda ee Maxkamadda hor taalla waqtiga dheer. Maxkamadda caddaaladda caalamiga ah ( ICJ) ayaa maanta caddeysay in ilaa 15-ka bisha March 2021-ka dib loo dhigay ...

Read More »

Kiisaska Caabuqa Carona-Virus ee Soomaliya oo Gaaray 1,502 xaaladood

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay xanuunka Karoona ka bogsoodeen 15 qof taaso oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa 178 oo ka dhigan inay xanuunka ka reysteen ku dhawaad 12% dadkii uu feyrusku haleelay. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 47 xaaladood oo kala jooga ...

Read More »

Maxkamadda ICJ oo Dib u Dhigtay Kiiska Dacwadii Badda ee Somaliya iyo Kenya

Garsoorka maxkamadda caddaaladda caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhawaaqay in mar kale dib loo dhigay waqtiga dhageysiga dacwadda muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. War maanta kasoo baxay maxkamadda uu fadhigeedu yahay magaalada Hague ee dalka Netherlands ayaa lagu sharraxay sababta dib u dhigista iyo waliba jadwalka dhageysiga kiiskaas. Warqad loo diray dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayey ...

Read More »

Mareykanka oo Shacab Waxyeelo u Geystay Deegaanka Kuunyo Barroow+Sawirro

Diyaaradaha Dowladda Mareykanka ee wax duqeeya ayaa dad shacab ahaa waxyeelo ugu geystay Gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfurta Soomaaliya. Duqeynta ayaa lala beegsaday guri dad shacab ah deganaayeen oo ku yaala deegaanka Kuunyo Barroow ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Sawirro laso bandhigay ayaa muujinaya waxyeelada duqeynta ka dhalatay. Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka diyaaradaha Mareykanka ayaa guriga la beegsaday 6-gantaal waxaana ...

Read More »

Al-shabaab oo Sheegay in uu Ka Badbaaday Mid Kamid ah Xildhibaanada

Al-shabaab ayaa sheegay in uu ka badbaaday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Hir-shabeelle. Warbaahinta Shabaab ayaa lagu baahiyay in weerar lagu qaaday xalay guri uu xildhibaanka dagan yahay oo ku yaala degmada Balcad ee Shabeelaha dhexe. Inkastoo Shabaab aysan sheegin magaca Xildhibaanka,balse waxa ay xaqiijiyeen in uu ka badbaday weerarka lagu qaaday. Al-shabaab ayaa kordhiyay Mudooyinkii dambe weerarada ay ku ...

Read More »

Ciidamadda Danab oo Howlgal Ka Fuliyay Deegaanka Wargalo Ee Gobolka Mudug

Wararka ka imaaanaya Deegaanka Wargalo Ee Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in ciidamada Danab ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay deegaankaas ka fuliyeen howlgal qorshaysnaa. Ciidamadda Danab ayaa gudaha u galay guri ku yaala Deegaanka Wargalo,waxaana la sheegay in ay halkaas kala baxeyn Nin hubeysnaa oo guriga la weeraray ku sugnaa. Sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Galmudug,waxaa jirey iska ...

Read More »