Author Archives: mowliid isse

DEG DEG:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho Oo goordhow la magacaabay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Madaxweynaha ayaa faray Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka in uu sii dhammeystiro qorshayaashii horumarineed iyo waxqabadkii muuqday ee Guddoomiyihii hore, Alle ha u naxariistee, Shahiid Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow). “Anigoo xeerinaya baahida loo qabo in guddoomiye uu yeesho Maamulka ...

Read More »

DEG DEG:Taliyayaal Cusub Oo la magacaabay Ciidamada Qalabka sida

Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maanta shirkooda ku magaacay Taliyaasha Ciidamadda qalabka sida. Taliyaha ciidank xoogga Gen Odawaa Yusuf Raage . Taliyaha nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka fahad Yasiin Xaaji Daahir. Taliyaha Ciidanka  Boliska Gen Cabdi Xasan Maxamed . Taliyaha Ciidanka  Asluubta Gen Mahad Cabdirahmaan Adan   Warkaan oo faah faahsan kala soco halkaan

Read More »

Sawiro:-Wafdi ka socda Midowga Afrika Oo soo gaaray Muqdisho

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Saciid Xaaji Maxamuud Dheere, ayaa maanta qaabilay Agaasimaha Xafiiska Guddoomiyaha Midowga Afrika, Danjire Abdoulaye Diop, oo ah ergey ka socda Guddoomiyaha Midowga Afrika, Mudane Moussa Faki Mahamat. Danjire Abdoulaye Diop, oo yimid Muqdisho shalay oo Arbaco ahayd isagoo sida farriin uu guddoonsiinayo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed ”Farmaajo” ayaa ka mahadceliyay ...

Read More »

Sawiro:-Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe Oo la dhaariyay

 Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa markale maanta loo dhaariyay Madaxweynaha dowlad goboleedka  Jubbaland kadib markii ka guuleestay Musharixiin la tartameesay. Madaxwayne Axmed Madoobe  ayaa helay 56 cod halka musharaxa ku xigay oo ahayd Canab Maxamed daahir ay heshay 17 cod Maxamed Muxumed ayaa isaguna helay 1 cod. Gudoomiyaha Maxkamada Sare Sheekh Cabdi shakuur ayaa Axmed Madoobe  udhaariyay Madaxwayanaha Jubbland  iyadoo ...

Read More »

Russia iyo China Oo kulan ka dhan ah Mareykanka ka dalbaday QM

Dowladaha Russia iyo China ayaa kulan weydiistay golaha ammaanka ee QM maanta oo khamiis ah si ay ugala xaajoodaan qoraallo ay soo saareen saraakiil American ah oo lagu sheegay in la qorsheynayo in horumarin lagu sameeyo gantaada riddada dhexe ee mareykanka. Xukuumadaha Moscow iyo Beijing ayaa doonayo in 15 xubnood ee uu ka kooban yahay golaha ammaanka ee QM ay ...

Read More »

Maxkmada sare ee Putland Oo Xukun Dil ah ku riday ragii loo heestay kiiskii Caa’isho Ilyaas

Maxakamada Sare ee Maamulka Putland ayaa Maanta Markale ufariisatay dawacda loo heestay ragii ka danbeeyay Kufsigii iyo dilkii loo geestay Caa’isho Ilyaas kaasi oo ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. ragaan oo gaarayay sadex ruux ayee Maxakameda Markale waxay ku xukuntay Xukun dil ah,sida oo ku dhawaaqay garsooraha Maxkamada Sare ee Putland. Sadexdan ruux ayaa laba ka mid ...

Read More »

DEG DEG:-Axmed Madoobe Oo markale ku guuleestay madaxwaynaha Jubbland

Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mar kale loo doortay Axmed Maxmed Islam “Axmed Madobe”. Axmed Madoobe ayaa ka guuleystay ilaa iyo labo musharrax oo kula tartamay doorashada, waxaana ay tani ka dhigan tahay in markii labaad loo doortay madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland. Axmed Madoobe ayaa waxa uu helay 56 cod oo kamid ah codadka xildhiinada codeeyey oo gaarayey ilaa ...

Read More »

DEG DEG:Doorashada Madaxwaynaha Jubbaland Oo ka bilaabatay Kismaayo+Sawiro

Dorashada Madaxwaynaha jubbaland ayaa Goordhow ka bilaabatay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose , waxaana hawlka doorashada ku sugan dhamaan Musharixiinta utartameysa Xilka Madaxwaynaha Jubbaland. Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxwayanaha Jubbland   ayaa  shaaciyay inay Xildhibaanada dowlad goboleedka Jubbaland dhamaantooda ay ku suganyihiin hawlka, codeyntana ay toos ubalaabatay Waxaa xilka Madaxwaynaha utartameysa ilaa Afar Musharax ay midi Haweneuy tahay, waxayna kala ...

Read More »