Maqaalo

Taliska AMISOM oo Xaqiijisay in Askari ka tirsan Ciidankooda uu Toogtay Wiil Kubad Ciyaarayay

Taliska Guud ee AMISOM ayaa xaqiijiyay in Askari ka tirsan Ciidamadooda uu ku Toogtay Shalay Gellinkii dambe Wiil Kubad ku Ciyaarayay Agagaarka Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium. Afhayeenka AMISOM, Col. Paul Njuguna ayaa sheegay in baaritaan ay ku hayaan Qaabka uu u dhacay Falkan Dilka ah ee uu Geystay Askariga Ciidamadooda ka Tirsan ee ku Sugan Saldhigga ay ku ...

Read More »

Bandhig Aqooneed loogu dabaal degayey Sanad guurrada 10aad ee Jaamacadda Plasma oo Muqdisho Lagu Qabtay

Xildhibaanno, mas’uuliyiin, abwaanno, aqoon yahanno iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo gebagebeynayey bandhig aqooneed loogu dabaa degayey sanad guurrada 10aad ee kasoo wareegatay markii la aas aasay Jaamacadda Palasma oo lagu qabtay xarunta jaamacadda. Munaasabada daah furka Jaamacadda oo ka dhacday Hoolka Jaamacadda ayaa waxaa ka hadlay Guddoomiyaha Jaamacadda Plasma Dr. Xasan Maxamed Xasan (Xasan Kaafi) ...

Read More »

DHAGEYSO: Jawaari “Baarlaamanada Maamul Goboledyada Shuruucda la ansixinaayo waa lagala tashanayaa”

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa sheegay in Baarlamaanada Maamul Goboleedyada dalka ka dhisan laga talo gelinaayo shuruucda ay ansixinayaan Xildhibaanada Dhexe ee dalka. Ku Simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya, ayaa sheegay Baarlamaanka Dowladda dhexe inuu yahay mid Federal ah, islamarkaana muhiim ay tahay in Baarlamaanada Maamul Goboledyada laga qaybgaliyo Shuruucda la ansixinaayo. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ...

Read More »

Axmed Madoobe oo xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii ilaalada Madaxtooyada Kismaayo

Amar kasoo baxay Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa waxaa xilka looga qaaday Taliyaha ciidanka ilaalada madaxtoyada maamulka Jubbaland iyadoona loo magacaabay Taliye cusub. Taliyaha xilka laga qaaday ayaa waxa uu xilkaasi hayay mudo koobay isaga oona qaabilsanaa dhanka hawlgalla madaxtooyada. Xilkaasi ayaa waxaa loo magacaabay Taliye cusub oo magaciisa lagu sheegay Sahal Black waxaana uu u talin doona dhammaan ciidanka ku ...

Read More »