War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax xooganaa ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Jugta qaraxa ayaa laga maqlay meelo kala duwan oo Magaalada Kamid ah.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay  Tiyaatarka Qaranka Soomaaliya, oo ku yaala ku dhow Madaxtooyadda Soomaaliya.

Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here