Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii shalay ee Sabtida (09 Jan, 2016) saxiixay sharciga saxaafadda dalka ee ay dhawaan ansixiyeen Xildhibaanada baarlamanka soomaliya.
Hoos ka akhriso wareegtada madaxweynahu ku saxiixay sharcigaan.


