War Deg Deg:-Dagaal Ka Socda Gobolka Hiiraan

0

Dagaal u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalyahanadda Xarakadda Al-shabaab ayaa ka socda deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Sida ay inoo xaqiijiyeen Saraakiil Ciidan, dagaalka ayaa yimid  kadib markii jidka ay Al-shabaab u galeyn Ciidamo ka tIrsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo ka baxay dhanka Magaaladda Baladweyne.

Dagaalka ayaa la isku adeeganayaa hubka noocyadiisa kala duwan,waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac ka dhashay.

Wixii kusoo kordha kala Soco Simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here