Dagaal u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalyahanadda Xarakadda Al-shabaab ayaa ka socda deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan.
Sida ay inoo xaqiijiyeen Saraakiil Ciidan, dagaalka ayaa yimid kadib markii jidka ay Al-shabaab u galeyn Ciidamo ka tIrsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo ka baxay dhanka Magaaladda Baladweyne.
Dagaalka ayaa la isku adeeganayaa hubka noocyadiisa kala duwan,waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac ka dhashay.
Wixii kusoo kordha kala Soco Simbanews.com

