Dagaalyahan Kamid ahaa Ragii Weeraray Xarunta oo La Qabtay

0

Ciidamaddda Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Danab ayaa gacanta ku dhigay Mid kamida ahaa Ragii saakay weeraray Xarun uu Magaaladda gaalkacyo ku lahaa Shiikh Cabdi Wali Cali Cilmi Yare, oo sheegay In uu xiriir la lahaa Nabi Maxamed.

Dagaalyahanka la qabtay ayaa la sheegay in uu dhaawacan yahay,islamarkaana uu kamid ahaa 8-dagaalyahan oo gudaha u galay xarunta saakay xiligii salaadda Subax Kadib.

Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkaan ku dhintay 20-ruux oo kamid ahaa dadkii ku sugnaa xarunta.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here