Qaraxyadii Ka Dhacay Gaalkacyo iyo Weerarkii oo Lasoo Afjaray+Sawirro

0

Wararkii ugu dambeeyay aynu ka helayno Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka mudug ayaa ku waramaya in weerarkii Lagu qaaday Xarunta Shiikh Cabdi Wali Cali Cilmi Yare ee Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka mudug dhanka Maamulka Galmudug lasoo afjaray.

Xarunta waxa haatan ku sugan Ciidamo ka Tirsan kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkaan ku dhintay 20-ruux oo isugu jirey dadkii xarunta ku sugnaa iyo ciidamadii ilaaladda u ahaa wadaadka la dilay.

Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda weerarka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here