Magaalkada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug waxaa goordhaweyd ka furmay Shir u dhaxeeya Madaxda Galmudug iyo Qaramadda Midoobay.
Dhanka kale Maamulka Galmudug waxaa Shirka Ku Matalaya Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Geelle (Xaaf), Iyo Madaxa Xukuumadda Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ay wehlinayaan Golaha Wasiirada Galmudug.
Dhanka Qaranka Midoobay Waxaa ku matalaya Wakiilka Somalia Qaramada Midoobay Iyo Wakiilka Midowga Afrika AMISOM ee Soomaaliya.
Kulanka intuu socda ayaa waxaa loogu hadli doonaa xaaladda Siyaasadeed ee Dowladd Goboleedka Galmudug.








