Kulan u Dhaxeeya Galmudug iyo Beesha Caalamka oo Ka Furmay Gaalkacyo+Sawirro

0

Magaalkada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug waxaa goordhaweyd ka furmay Shir u dhaxeeya Madaxda Galmudug iyo Qaramadda Midoobay.

Dhanka kale Maamulka Galmudug waxaa  Shirka Ku Matalaya Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Geelle (Xaaf),  Iyo Madaxa Xukuumadda  Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ay wehlinayaan Golaha Wasiirada Galmudug.

Dhanka Qaranka Midoobay Waxaa ku matalaya Wakiilka Somalia Qaramada Midoobay Iyo Wakiilka Midowga Afrika AMISOM ee Soomaaliya.

Kulanka intuu socda ayaa waxaa loogu hadli doonaa xaaladda Siyaasadeed ee Dowladd Goboleedka Galmudug.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here