Arsene Wenger :-Laurent Koscielny wuxuu lamid yahay Fabio Cannavaro.

0

Macalin kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa ku Tilmaamay laacibkiisa daafaca dhexe ka ciyaara Laurent Koscielny mid lamid ah xidigii Hore ee xulka dalka Talyaaniga Fabio Cannavaro.

Arsene Wenger ayaa amaan usoo jeediyay daafaca heerka caalami ee xulka dalka France kasoo kooxda arsenal kusoo biiray xili ciyaareedkii 2006-dii kadib markii ay kooxda bixisay aduun dhan £9.7 million,

Laurent Koscielny ayaa kooxda arsenal kasoo muuqday 200-kulan tan iyo markii uu kusoo biiray isagoona dhawaan sheegay in uu diyaar u yahay in uu kooxda arsenal ku Hogaamiyo Horyaalka dalka ingiriiska tan iyo sanadkii 2004-tii

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here