Jamie Carragher: Klopp Ma haysto ciyaartooy ku hogaamin karta Horyaalka

0

Daaficii Hore ee kooxda Liverpool Jamie Carragher ayaa aaminsan in uusan haysan macalinka kooxda Liverpool Team dhameystiran oo ka caawinkara in uu ku guuleysto Horyaalka dalka Ingiriiska,.

Macalinka reer Germany ee Klopp ayaa guulo waa weyn  ka gaaray kooxaha Manchester City iyo Chelsea halka uu 6:1 kaga adkaaday kooxda Southampton ciyaar League Cup quarter-final-ka aheyd.

Si kastaba ha ahaatee macalinka kooxda Liverpool ayaa guuldaro kala kulmay kooxda West Ham ciyaar dhacday sabtidii waxaa kooxda loogu adkaaday 2;1 waana mid uu ka xumaaday macalinka wallow uu xalay 1:0 kaga adkaatay kooxda Stoke City.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here