Macalinka cusub ee kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa sheegay in labada xidig ee Isco iyo James Rodriguez ay yihiin kuwa aad ugu muhiinsan kooxda,
Macalinkii laga ceyriyay shaqada kooxda Real Madrid ee Rafa Benitez. Ayaa inta badan ahaa macalin aan Fursad badan siinin laacibiinta kala ah Isco iyo James Rodriguez.
Isco iyo James Rodriguez ayaa loogu soo Tagay kursiga keydka kulankii ay barbaraha ay lagalabeen kooxda Velencia waana kulankii sababta u ahaa in shaqada laga ceyriyo

