Wayne Rooney oo ku Guuleystay Laacibka Sanadka ee Horyaalka dalka Ingiriiska

0

Wayne Rooney ayaa ku guuleystay laacibka sanadka ee dalka Ingiriiska kadib markii sanadkii aynu soo dhaafnay uu jabiyay recordyo u yaalay xulka dalka Ingiriiska.

Kaptanka kooxda Manchester United iyo xulka dalka Ingiriiska weyne Rooney ayaa dhaliyay 5-goal 8-kulan uu kasoo muuqday xulka dalka Ingiriiska sanadkii aynu soo dhaafnay wuxuun jabiyay recordkii dhanka gool dhalinta u yaalay laacibkii Hore ee xulka dalka ingiriiska Bobby Charlton.

Weeraryahanka kooxda Manchester United Rooney ayaa helay 37 boqolkiiba codod laga soo aruuriyay Taageerayaasha kooxaha Horyaalka dalka Ingiriiska,

Dhanka kale goolhayaha kooxda Stoke City Jack Butland ayaa ku guuleystay goolhayaha ugu yar xulka dalka ingiriiska midka ugu wanaagsan kadib markii gool ka badbaadiyay kaptanka Gareth Southgate’s

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here