War Deg Deg:-Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax xoogan ayaa Goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Jugta qaraxa ayaa si weyn loogu maqlay inta badan degmooyinka Gobolka banaadir,wuxuuna ka dhacay meel ku dhow Madaxtooyadda Soomaaliya.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa oo Ciidamada amaanka ay erynayeen.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here