Liverpool oo arsenal ku garaacaysa saxiixa Xidiga Pierre-Emerick Aubameyang

0

Kooxda Liverpool ayaa dooneysa in ay kooxda arsenal ku garaacdo  saxiixa weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund  Pierre-Emerick Aubameyang, sida maanta lagu daabacay majalada Don Balon. Oo Spain kasoo baxda,

Macalinkii Hore ee kooxda Borussia Dortmund Jurgen Klopp ayaa Rumeysan in 26-jirka heerka caalami ee xulka dalka Gabon oo macalin Hore ugu soo Noqday uu yahay midka xalin kara dhibaatada kooxda Liverpool ka haysata dhanka weerarka,

Hadii ay kooxda Dortmund ay iibiso xidigaan waxa ay lasoo wareegi doontaa weeraryahanka kooxda Evertoon iyo xulka dalka Belgium-ka Romelu Lukaku  oo xili ciyaareedkaan dhaliyay 15-goal,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here