
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u diray warqad ka dhan ah wakiilka u qaabilsan Soomaaliya ee Michael Keating.
MD Muuse Biixi Cabdi oo dhambaalkan diray 18/06/2018 ayaa ku sheegay in warbixin uu Michael Keating gaadhsiiyey xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ay tahay mid aan isku dheeli tirnayn isla markaana gudbinaysa warbixin hal dhinac u jar jeerta.
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Uu Diray Madaxweyne Muuse Biixi



