Somaliland Oo Dacwad Ka Dhan Ah Michael Keating U Dirtay Qaramada Midoobay (Sababta)

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wakiilka u Qaabilsan QM Soomaaliya ee Michael Keating.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u diray warqad ka dhan ah wakiilka u qaabilsan Soomaaliya ee Michael Keating.

MD Muuse Biixi Cabdi oo dhambaalkan diray 18/06/2018 ayaa ku sheegay in warbixin uu Michael Keating gaadhsiiyey xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ay tahay mid aan isku dheeli tirnayn isla markaana gudbinaysa warbixin hal dhinac u jar jeerta.

Halkan Hoose Ka Akhriso  Warqada Uu Diray Madaxweyne Muuse Biixi

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here