Wararka Golaha Wasiirada Puntland oo Iclaamiyay Dagaal Ka Dhan Ah Maamulka Somali-land. By Radio Simba - Mayıs 19, 2018 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Shir deg deg ah oo ay maanta yeesheen Golaha Xukuumadda Puntland uuna shir guddoominayay Madaxweyne Cabdiwali Gaas ayaa looga hadlay dagaalka Puntland iyo Somaliland iyo shirkii dowlad goboleedyada ee Baydhabo.