Golaha Wasiirada Puntland oo Iclaamiyay Dagaal Ka Dhan Ah Maamulka Somali-land.

0

Shir deg deg ah oo ay maanta yeesheen Golaha Xukuumadda Puntland uuna shir guddoominayay Madaxweyne Cabdiwali Gaas ayaa looga hadlay dagaalka Puntland iyo Somaliland iyo shirkii dowlad goboleedyada ee Baydhabo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here