Al-shabaab: Waxaan Gacanta ku Haynaa Sarkaal ka Tirsan Ciidamada dowlada Soomaliya kadib dagaalkii Leego

0

Xarakada al-shabaab ayaa guulo ka sheegatay dagaal ka dhacay qeybo kamid ah Gobolka shabeelaha Hoose gaar ahaan deeganka leego oo ay ku sugan Yihiin ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa amisom

Warar lagu Baahiyay Baraha al-shabaab ayaa lagu sheegay in al-shabaab ay gacanta ku dhigeen sarkaal sare oo ka Tirsanaa ciidamada dowlada soomaliya oo ku sugnaa deeganka leego ee Gobolka shabeelaha hoose kaas oo goor dhow lasoo Bandhigi doono waa sida ay sheegeen al-shabaab

qeybo kamid ah Gobolka shabeelaha hoose waxaa ka dhacay dagaalo xoogan kuwasoo u dhaxeeyay ciidamada dowlada soomaliya iyo amisom oo dhinac ah iyo al-shabaab oo dhawaan lagala wareegay qeybo kamid ah Gobolka shabeelaha Hoose

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here