Samed Yesil : Waxaan Boos ka heli doonaa macalin Jurgen Klopp  

0

Weeraryahanka xulka dalka Germany Samed Yesil ayaa aaminsan in uu boos wanaagsan uu ka heli doono macalinka cusub ee kooxda Liverpool Jurgen Klopp

21jirkaan heerka caalami ee xulka dalka Germany Samed Yesil ayaa Boos wanaagsan ka heli waayay macalinkii shaqada laga ceyriyay ee Brendan Rodgers.

Xidigaan ayaa xiligaan amaah ku qaadanaya kooxda dalka Swiss ee FC Luzern waxaana la filayaaa in uu dib ugu soo laabto kooxdiisa uuna boos ka heli macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here