Macalinka kooxda Barcelona Luis Enrique ayaa difaacay Qaab ciyaareedka xidiga Neymar kulankii xalay uu soo Bandhigay xili saxaafada ay dhaleeceen ay u jeediyeen laacibka reer Brazil
Kooxda Barcelona ayaa xalay wajahday kooxda dalka Germany Beyer Leverkusen xili ay waayeen laacibkooda reer argentine Lionel Messi oo dhaawan dhaawacmay mudana Garoomada ka Maqnaan doono
Kadib guushii waqtigii ugu dambeeyay ay ka gaareen kooxda dalka Germany macalinka reer Spain ayaa difaacay xidiga Neymar oo xalay ku Guul dareystay in uu wax Gool ah uu dhaliyo xili uu isku dayo badan uu sameeyay laacibka

