Maxkamada Magaalada Hargeysa oo Amartay In Lasii daayo Fanaaniin ku Xiran Xabsiga Magaalada Hargeysa

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ee caasimada Maamulka Somali-land ayaa ku waramaya in Maxkamada Magaalada Hargeysa ay amartay in lasii daayo qaar kamid Fanaaniinta xidigaha  Geeska oo dhawaan la Xiray

Mid kamid ah wariyaasha Magaalada Hargeysa ku sugan ayaa radio simba u sheegay In maxkamada Magaalada Hargeysa ay goor sii Horeysay ay amartay in lasii daayo afar kamid ah Fanaaniinta Xidigaha Geeska Africa

Dhawaan ayay aheyd Markii Magaalada Hargeysa ee Somaliland Lagu xiray afar kamid ah Fanaaniinta xidigaha Geeska  Africa  oo dhawaan Bandhig Fanaaneed ku qabtay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliya

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here