War Deg Deg:-Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Wararka naga soo gaaraya Inta u dhaxeysa Isgoysyada Suuqa Xoolaha iyo SOS ee Magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in qarax miino oo dhulka lagu aasay in uu ka dhacay halkaas.

Qaraxa Miino ayaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika AMISOM oo goobta marayay.

Khasaaraha ka dhashay ayaa la ogeyn inta uu gaarsiisan yahay waxaana la sheegay in lala eegtay Gaari ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM,kuwaasi oo qaraxa kadib riday rasaas fara badan.

Waxaa hadda xiran isku socodka Gaadiidka iyo dadka halka uu qaraxa ka dhacay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here