Galmudug oo Dib u Fasaxday Duulimaadyadii Garoomada Diyaaradaha+Dhageyso

0

Iyadoo mudooyinkii danbe ay xayirnayeen Garoomada diyaaradaha maamulka galmudug ayaa waxaa  maanta oo isniin ah dib loo fasaxay Duulimaadyadii garoomada diyaaradaha maamulkaasi.

Afhayeenka maamulka galmudug Abdulaahi Xaashi Roobda-ay oo la Hadlay  Idaacadda Simba ayaa sheegay in gabi ahaanba la fasaxay duulimaadyadii Garoomada diyaaradaha waxuuna intaasi raaciyay in laga gaaray  dantii laga lahaa.

Afahayeenka oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi raaciyay in Galmudug Ay ka bad baaday afgambi lala donayay waxuuna Soo hadal qaday  Xayiraad lagu soo Rogay maamulka ineyan Sameyn ku yeelan doonin waxbarashada ganacsiga iyo cafimaaadka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here