Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Toogtay Gudaha Dalka Mareykanka

0
Rescue services and ambulances rush to the scene of explosions near the Besiktas football club stadium after attacks in Istanbul, late Saturday, Dec. 10, 2016. Two loud explosions have been heard near the newly built soccer stadium and witnesses at the scene said gunfire could be heard in what appeared to have been an armed attack on police. Turkish authorities have banned distribution of images relating to the Istanbul explosions within Turkey.(AP Photo/Halit Onur Sandal)

Xuseen xasan oo 46 jir qaxooti ah soomaaliyeed ah ayaa toogasho ay ku dileen booliiska magaalada Washington ee dalka mareykanka xili Isfahan darro  ay soo kala dhexgashay  laamaha amaanka ee dalkaasi.

Muwaadinkan Soomaaliyeed ayaa sarkaal sare oo kamid ah laamaha amaanka waxa uu sheegay in baaritaano ay ku socdeen tan iyo bishii October ee sanadkii hore xiligaa oo sidoo kale gurigiisa laga baadi goobay isaga oo u baxsaday dalka Canada.

Xuseen xasan oo ah muwaadinka ay toogteen ciidamada booliiska ayaa iska caabiyay  xabsi lala damacsanaa lacag dhan 1,000 bond$ oo uu bixiyay.

Waxaa sidoo kale mudwaadinkan soomaaliyeed lagu eedeeyay in  uusan xaadirin maxkamada si loo dhageesto eedamaha loo soo jeediyay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here