C/wali Gaas oo Lagu Eedeeyay in Midnimada Soomaliya Ka Door Biday Danihiisa

0

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in Puntland ay qaaday tilaabo khaldan oo aan u hiilinayn Soomaaliya isla markaana madaxda Puntland midnimada Soomaaliya ay ka door biday dano gaar ah uu filayo in aysan dadka reer Puntland aysan madaxwayne Gaas ku taageersanayn go’aankaas aan dalka anfacayn

Samater oo u Waramay Laanta afka Soomaliga ee Voa-da ayaa sheegay In Go’aanka Puntland ay qaadatay uu yahay mid aan marna sax aheyn islamrkaana uu ka hor imaanayo midowga Umadda Soomaliyeed.

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo  ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed  ayaa ugu baaqay  Dowlada Soomaliya dhankeeda in ay ka hadasho arinta maamul goboleedyadda ay qaateen ee ku aadan Dowladda Qatar laga soo horjeysto islamarkaana taageero loo muujiyo Dowladdda Imaaraakdka iyo Sacuudiga.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here