Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaliya Mmaxamed C/laahi Maxamed(Farmaajo) ayaa magacaabay Taliye Ku Xigeenka 1-aad ee Nabad sugida Qaranka Iyo Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee Nabad Sugida.
Taliye ku-xigeenka Labaad ee Hay’adda Nabad Sugida ayaa loo magacaabay Janaraal Cabdalla Cabdalla, halka Taliye ku-xigeenka Labaad ee Nabad Sugida loo magaaabay Jamaal Oo Katirsanaa Safaarada Soomaalia Ee Turkiga, islamarkaana ku sugnaa dhowrkii maalin aynu soo dhaafnay magaalada Muqisho.

