Wafdi Ka Socda Hay’dda Duulista Hawada oo Howlo Shaqo U Jooga Talyaaniga+Sawirro

0

Agaasimaha Guud ee hayada duulista hawada iyo saataasha(SCAMA), mudane Yuusuf Jaale iyo wafti uu hogaaminayo oo kusugnaa magaalada Roma ee dalka Talyaaniga, halkaas oo aay casuumaad ka heleen, haayada maaraynta hawada ee talyaaniga(ENAV).
Agaasime Yusuf Jaale ayaa xiligan ku howlan tayaynta qalabka iyo shaqaalaha hayada SCAMA, waxayna dowlada Talyaaniga waaxdeeda maaraynta hawada ubalan qaaday, tayaynta qalabka iyo tababarada shaqaalaha. iyadoo dhawaan ay u soo diridoonto khuburo dhanka tuulista hawada, kuwaasoo qiimayn ku samayn doona, baahida rasmiga ah ee haayada SCAMA.

Talaabooyinka caynkan oo kale ah ayaa noqonaya kuwo dhanka san loo qaaday, suurta galindoonana inay haayada maaraynta hawada Soomaaliya ay awood u yeelato maaraynta iyo isku filaansho dhamaystiran.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here