Akhriso:-Maxkamadda Sare oo Laashay Doorashada Sideed Kamid ah Kuraasta Aqalka Hoose

0

Maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa laashay sideed ka mid ah kuraasta aqalka hoose ee baarlamanka Soomaaliya oo horey loogu murmay waxayna amrartay Maxakmadda in dib doorasho cusub loogu tartamo,waana kuraasta ay ku fadhiyaan xildhibaanada kala ah.

1. Maxamed Saciid Cabdullhai
2.Cabdullahi Maxamed Adan Shaacir
3. Maxamed Axmed Abdtidoon
4. Nadif Aadan Isaaq
5. Muna Khalif Sheekh Abu
6. Cabdicasis Salax Carmaan
7. Sharmarke Garaad Saleebaan Buraale
8. Samra Ibrahim Cumar.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here